Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Maxkamada sare Ee Somaliland?

Maxkamada sare ee Somaliland ,ayaa go’aamisay in doorashada soo socota lagu galo diiwaan galin la’aan.

Go’aanka Maxkamada sare waxuu ka danbeeyay codsi hore uga yimid Madaxweyne Biixi.

Sida muuqata dib udhac iyo ceeb ayay ku tahay doorashada Somaliland in hanaankii 2005 dib loogu laabto.

Doorashada,ayaa ah arimaha Somaliland ay ku faanto udub dhexaadkana u ah aqoonsi raadiskeeda.

Go’aanka Maxkamada sare waa wajigabax ay wajahday dimuqraadiyada Somaliland.

Jibril Qoobey.