Saxaafada Muqdisho oo ka hor timid Xeerka Farmaajo saxiixay

Xeerka saxaafada ee Farmaajo sida ka fiirsasho la’aanta ah usaxiixay waxaa si cad uga hor yimid Saxaafada Xamar ee uu saamaynayo.