VIDEO: Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Maamulka KGS ?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo lagu ansixiyey Hindise sharciyeedka Shaqaalaha aan Dowliga aheen.