Waare oo magacaabay Gudiga Soo xulida Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Farsamada ee Soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.