Kulan looga hadlayo fahamka Federaalka oo lagu qabtay Garoowe (VIDEO)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay Kulan hawleed Taxane ah oo ku saabsan fahanka Faderalka iyo Maamul daadejinta oo waxaana kulanka daahfuray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka & Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq Maxamed.