Tirikoobka Ciidamada Puntland oo weli ka socda Mudug

Gudiga dib uhabaynta & diiwaan galinta Ciidanka Dowlada,ayaa maanta waxay diiwaan galinta & dib uhabaynta ciidanka ka sameeyeen xeryaha ciidanka ee kala ah Barda Dheere & Xerada ciidanka ee Teerage.