VIDEO: Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Dowladda Puntland.