Xukunno lagu riday dad loo heysto dhac ay ka geysteen Garoowe (VIDEO)

Maxkamadda Darajadda 1-aad ee Gobalka Nugaal ayaa xukunno ku riday Dad lagu soo eedeeyay kiisas isugu jira dhac moobil iyo tuugnimo.