VIDEO: Muxuu Farmaajo u magacaabi la’ yahay Ra’iisul Wasaare ?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaan magacaabin muddo ka badan bil Ra’iisul Wasaaraha cusub Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, hadaba maxaa hor-taagan magacaabista Ra’iisul Wasaaraha ? halkeese hada marin xaalada siyaasadeed ee dalka ?. Danjire Mahamed Caalim oo ah falanqeeye siyaasadeed ayaa ka jawaabi doona su’aalahaas iyo kuwo kale oo badan.

Danjire Mahamed Caalim