Caasho Geele oo baaq u dirtay Hay’adda PDRC, kana digtay (VIDEO)

Mario Caasho Geelle Diiriye, oo qeyb ka aheyd martidii su’aalaha lagu weydiinaya Madasha PDRC Talks, ayaa ka hadashay muhiimada Barnaamijkan raxanaha ah uu u lee yahay Dhalinyarada Reer Puntland, iyadoona ugu baaqday Hay’adda Cilmi baarista iyo Hormarinta Puntland ee PDRC inay kordhiso madalaha Noonan oo kale ah.