Ciidammada Somaliland oo geel ku jiiray Gobalka Sool (VIDEO)

Gaari ay lee yihiin Ciidammada Maamulka Somaliland ee ku sugan Gobalka Sool ayaa 23 Neef oo geel ah ku jiiray Laamiga ah ee xariirisa Magaalada Laas-caanood iyo Degaanka Gambara ee Gobalka Sool.

Gaarigan oo noociisu uu yahay Booyad ayaa xilliga ay Geela jiirsay ka timid magaalada Laas-caanood, isagoona ku yimid Geelan oo ka gudbayay Wadada.