Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabis Sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-gareen, ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed Cabdullaahi Cali Watiin.