Puntland oo shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada H/dhexe (VIDEO)

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland ayaa maanta shaacisay Tirada ardayda u fariisatay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland, tirada Baastay, tirada dhacday iyo inta aan galin imtixaanka.

Madaxa Imtixaanaadka Wasaaradda Waxbrashada Puntland Maxamuud Maxamed Siciid (Caynsane), ayaa ku dhawaaqay.