VIDEO: Halkee marayaa dhismaha Garoonka Kubadda cagta ee MTRE AWAARE ?

Dhismaha Garoonka Kubadda cagta ee magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ee MIRE AWAARE, ayaa si habsimi leh u socda, iyadoona Enjineerada gacanta ku haya horey u sheegeen in muddo labo bilood ah lagu soo gaba-gabeyn doono.