VIDEO: Sidee Madaxweynaha Jubbaland loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo boqolaal dadweyne ah ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.