VIDEO: Sidee Madaxweyne Deni loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo boqolaal dadweyne ah ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.