Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir gudoomiyey Shir looga hadlayey Xaqiijinta Amniga Degaanada Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Sarakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan Wasiirka Amniga iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Koonfur Galbeed.
VIDEO: Laftagareen oo kulan la qatay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed.
