DEG-DEG: Farmaajo iyo Deni oo kulan ku leh Villa Soomaaliya

Kulan Albaabadu u xiran yihiin ayaa u socda Madaxweynaha DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo & Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, Wararka ayaana sheegaya in kulanka looga hadlayo xaalada Dalka & sidii uu u qabsoomi lahaa kulan Guud oo ay isugu yimaadaan Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada.

kulanka ayaa imaanaya saacad kaddib khudbadii uu Madaxweyne Deni ka jeediyay Golaha Aqalka Sare.