Madaxweyne Deni oo gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday xarunta Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxana halkaasi kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Madaxweyne Deni ayaa goor-dhaw khudbad u jeedin doona Senatorada Golaha Aqalka sare ee BJFS.