UK oo Malaayiin dollar siinaysa Soomaaliya

Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah  lacagta UK, taas oo u dhigata 158 Malyuun dolar oo loogu talo galay la dagaallanka karoona iyo gaajada wadamada soo koraya.

Mr Demonic Raab ayaa tilmaamay in lacagtan ay tahay mid loogu talo galay wadamada Soomaaliya,Yemen, DRC Congo, South Sudan iyo Central African Republic.

Dowladda Britain ayaa waxaa ay kamid tahay Dowladda taageerada siiya Soomaaliya, waxaana ay ka caawisaa waxyaabo ay kamid yihiin tababarada Ciidamada.