VIDEO:-Puntland oo ku dhawaaqday in ay marso Kaluumaysi dhisayso

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Dowladda Puntland Eng Mohamud Hagi Salah, oo maanta kormeeray Dekedda Boosaaso iyo Suuqyada Kalluumeysiga ayaa sheegay inay ka dhisayaan magaalada Boosaaso marso Kalluumeysi.