Deni oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland oo hadda ah Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey.