Akhriso: Faa’idada dhanka Waxbarashadda ee Puntland ka heshay nidaamka Federaalka

Faa’iidada dhanka waxbarashada ee nidaamka Federalayntu Puntland u horseeday.

Isbarbardhig Heerka waxbarashada Puntland xiligii Dawladdii dhexe jirtey iyo hadda oo Dalku federal yahay.

Xarumaha waxbarashada Deeganada Puntland 1991 ka hor.

● 23 Primary Schools
● 4 Secondaries
● 0 Universities

Xarumaha Waxbarashada ee hadda jira.

● 732 primary Schools
● 96 Secondaries
● 13 universaties

Ku sii darso oo macalimiinta Puntland xiligaas loo soo bedelo waa loo tacsiyeyn jirey ( Hebel Bari baa loo bedelay) Waxaana la siin jirey lacag qorax-joog ah ( Hardship Allowance)

Qofka raba inuu fahmo waxa maalin kasta wasiir Goodax Bare ka samri la yahay Puntland heerka waxbarashada ay joogtey xiligii xukunkii kelitalisnimada ha soo baaro markaas baad fahmaysaaye.

Xogtaan waxaan wasaaradda Waxbarashada Puntland ka qoray 2 sano ka hor. Intii ka dambaysey iskoolada iyo Jaamacadaha
hirgalay kuma jiraan.

Abdirizak Gosol