Dr. Cabdiweli Gaas oo baaq u diray Shacabka Puntland (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay adkeystaan amaanka dalka, horumarka iyo wada-jirka Puntland.