Axmed Madoobe oo gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa goor-dhaweyd gaaray xarunta Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Guddoomiyahq Aqalka Sare C/xaashi iyo qaar kamid ah Senarada Aqalka Sare ayaa soo dhoweeyay Madaxweyne Axmed Madoobe Xarunta, isagoona goor-dhaw Aqalka Sare ka hor jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo marxalada siyaasadeed ee Dalka.