Madaxweyne Deni oo kulamo ka wada Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Cabdixamiid Maxamed Dirir, Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore Xildhibaan Xuseen Carab Ciise, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow, Xildhibaan Cabdiqaadir Carabow iyo marti sharaf kale.

Kulamada ayaa ahaa Salaan iyo Is-xogwareysi ay Masuuliyiinta kala duwan ugu yimaadeen Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni.

Madax