VIDEO: Guddoomiyaha Gobalka Bari oo digniin u diray Ganacsatada Goobaha Caafimaadka

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa digniin u diray Dadka sida sharci darada ah u furanaya Goobaha Waxbarashada Iyo Xurumaha Cafimaadka.