Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeelaha hoose ee DGKGS.