Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga Gobalka Bari ? (VIDEO)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta Shir-guddoomiyay shirka Guddiga Aminga Gobolka, kaas oo ay kasoo qeyb-galeen Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka iyo Guddoonka cusub ee Maxakamaddaha Ciidanka Iyo kuwa Madaniga ah.

Ujeedka Shirka ayaa ahaa is Barasho Dar-dargalinta Howlaha shaqo Iyo sidii loo Xoojin lahaa xiriirka wada shaqeeyn.