Waa sidee dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee ka socda Dekedda Boosaaso ? (VIDEO)

Waa sidee dhaq dhaqaaqa Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ?, xili isku socodka Ganacsiga uu furmayo kaddib xaalada COVID-19, isla markaana dib loogu soo noqonayo magaalada Boosaaso bilaha xagaaga kaddib.