Deni iyo Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo ku kulmay Muqdisho (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabad qado ah oo isaga iyo wafdigiisa uu u sameeyay Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Ahna sii hayaha xilka Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.