Muxuu Madaxweynaha Puntland uu uga hadlay Hadal-jeedintiisii Bilaha aheyd ?

Hadaljeedinta Bilaha ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay uga hadlay xaaladda guud ee Puntland sida horumarka laga sameeyay amniga, Garsoorka Puntland, Doorashada 2020/21, Safarkiisa Muqdisho iyo kulamada uu yeeshay.