Kulan looga hadlayo Wada-shaqeynta Dowladda & Shacabka oo lagu qabtay Boosaaso (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta ka qeyb Galay kulan lagula hadlayay Bulshada Magaladda Bosaaso.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa Wacyigalinta Bulshada Dar-dargalinta Hormarka Magaladda Iyo in laga shaqeeyo Amaanka Bosaaso, iyadoo Magaladda dib loogu soo xagaa noqday,

kulankan ayaa waxa soo xaadiray dhammaan Guddoomiyaasha Xaafaddaha MagaladdaBosaaso.Kulankan ayaa waxa ka soo qeyb Galay Wasiirdulaha Wasaarada Arimaha Guddaha Dowladda Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Gobolka Bari, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Guddoomiye ku-xigeenka Dagmadda Bosaaso Iyo marti sharaf kale.