Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo shir u furmay (VIDEO)

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo, waxaa uga furmay Shir looga hadlayo iskaashiga iyo wadatashiga saddexda dhinac.

Madaxweynayaasha ayaa la filayaa in marka shirkooda soo dhamaado isla maanta si wadajir ah u yimaadaan Muqdisho, si maalinta berri ay uga qeyb galaan Shirka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah