Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda D/Gobaleedyada oo kulan ku leh Villa Somalia (Sawirro)

Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa ka socda xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Kulanka oo ku bilowday Qado-sharaf ayaa qaatay saacado badan, isagoona u badan Is-xogwareysi iyo in la dhameeyo madmadowga Guud ee ka dhexeeya dhinacyada.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.