Qoor-qoor oo ku qancinaya Cabdikariin Guuleed in uu noqdo Ra’isalwasaaraha cusub

Qoor qoor iyo Cabdikariin Guuleed waxay kulan ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee Nairobi.

Sida xogtu igu soo gaarayso Qoor-qoor wuxuu isku dayayaa in uu ku qancinyo Cabdikariin Guuleed Raysalwasaaraha 3-bilood uhartay in uu qaato.La soco …