Qaylo dhaan ka timid Burtinle!!

Burtinle waxay khaati ka taagan yihiin shacabkeedu dhalinyaro xiliyada danbe ee habeenimada iskugu yimaada kulamo Muusig.

Nin dhalinyaro ah oo la yiraahdo Caydaruus oo qurbaha laga soo celiyey,ayaa meel ka mid ah goobaha ay ku kulmaan iska leh..

Dhalinyaradan xiliyada danbe habeenkii ayay isku yimaadaan,iyagoo Khamri wata kadibna waxay shitaan Muusig aad u cod dheer una xoog badan.

Waa muhiim in maamulka Degmada iyo Laamaha amaanku arintan ka hawlgalaan lana hadlaan Bulshada.