Xaalad adag oo ka jirta Bursaalax

Kulankii looga xaajoonayay sida loo qaybsanayo golaha Deegaanka Degmada Bursaalax,ayaa fashilmay oo lagu soo kala kacay.

Beelaha Degmada qaybtood,ayaa lagu eedaynayaa in ay wadaan sadbursi aysan xaq ulahayn.

Bursaalax waa Degmo ay deganaayeen beelo kala duwan hadana isku mid ah oo is tixgalin jiray 10-sano ka hor.