Dab ka kacay Keyd shidaal oo ku yaalla Boosaaso (VIDEO)

Dab xoog leh ayaa kakacay Keyd Shidaal goob ahayd oo ku taala Xaafada Hilaac ee magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.