Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin.
VIDEO: Sidee u dhacay Aaska AUN Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland ?
