Puntland iyo Maraykanka oo kula fogaaday Shirka Muqdisho

Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah marka laga reebo Puntland waxaa laga saxiixay warqad.

Warqadan waxaa ka saxiixay Madaxda Somalida Dowlada Maraykanka.

Warqada,ayaa oranaysa hadii doorashada aad ku heshiin waydaan Maraykanka,ayaa qaadanaya go’aanka oo samaynaya hanaan doorasho.

Puntland si cad ayay udiiday Warqadaas iyo soo jeedinta Maraykanka waxayna usheegtay hadii Shirkan fashilmo in ay aayaheeda ka tashanayso oo qaadanayso go’aan Dastuuriya.

Sida muuqata rajada Shirka Xamar waa hoosaysaa,waxayna ubadan tahay ugu badnaan 5-beri kadib in natiijo la’aan lagu soo kala dareero.

Jibril Qoobey.