Video:-Madasha Xisbiyada oo soo saartay warkii ugu adkaa

“Dalka in uu dowlad la’aan yahay wey soo dhacday,laakin in Baarlamaankii jiro iyo Madaxweynihii jiro oo Raisul Wasaare la’aan dalka ahaado wali wax soo dhacay ma ahan”Ayuu yiri Shariif Xasan.

Shariif oo hadalkiisa sii wata kuna hadlaya afka Madasha,ayaa yiri markale..

Madaxweynaha in uu sharciga ku tumanayo wax loo dulqaadan karo ma ahan”.

Hadalka Madashu waa ka xoog badan yahay kuwii horay looga bartay,waxuuna umuuqda mid Farmaajo loogu dirayo figniintii ugu danbaysay.

Halkan ka daawo muuqaalka