Video:-Xasan Shiikh”Dalka Dowlad sharci ah kama jirto”

“Madaxweynaha waxa uu sameynayo waxba kama duwana nin naag uu qabay furay haddane ay ilmo u dhalayso”Ayuu yiri Xasan Shiikh.

Xasan Shiikh oo hadalkiisa sii wata,ayaa yiri..

“Caawa la joogo Dowladanimada waa Maxamed Cabdullahi Farmajo kaligiis,xukuumadii majirto,Baarlamaankiina waa kala jiraa Somali ha ogaato”.

Hadalkii ugu adkaa oo laga maqlo Xasan Shiikh,ayuu noqonayaa midkan uu maanta sii daayay.

Halkan ka daawo muuqaalka