Dhismihii Garoonka Kubada cagta Gaalkacyo oo fashilmay

Afar boqol oo kun dolar kadib garoonkii kubada cagta Gaalkacyo ee Cawaale waa dhaqaaqi la’a yahay.

Ma is tiri Road Map,ayuu ubaahan yahay sida doorashada Somaliya.

Dekeda Garacad iyo Cawaale waxaan filayaa Garacad in la hor furi doono.

Sida xogtu igu soo gaartay oo aan ka helay ilo muhiim ah waxaa jira musuq baahsan lacagtii ugu danbaysay ee Dowladu bixisay oo ahayd Boqol Kun oo dolar waxaa kasii daba yar oo hada la hayaa Sodon kun oo dolar.

Kooxda gacanta ku haysaa waxay ku anadacoonayaan in Shirkadii Shiinayska ahayd ee ay kasoo iibiyeen Rooga ay khiyaantay fulin waydayna heshiiskii ay la galeen.

U istaag markale Cawaale oo bargo’ ah iskana ilow gurmadkii hore.

Jibril Qoobey.