Dibad baxyo ka bilowday Deegaanka Tigreega

Maamulka Tigreega,ayaa durba bilaabay inn ay warbaahinta ka hadlaan m,islamarkaana ay sheegaan in dalka Dawlad sharciya ka jiri doonin 25-ka Meskerem taariikhda Itoobiya wixii ka dambeeya.

Dhanka kale dibad baxyo waa weyn,ayaa ka socda Deegaanka Tigreega, ku waasoo lagu garab istaagayo Xisbiga TPLF ee talada Deegaankaas haya


VOSS TV