Video:-Muxuu ka yiri dagaalkii Boorame Suldaan Ibraahin?

Hal askari ayaa dhintay, saddex qof oo kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii uu iska hor imaad maanta ku dhex maray duleedka degmada Boorama ee Gobolka Awdal ciidamada booliska Somaliland iyo kooxo hubeysan.

Suldaan Ibraahim,ayaa saxaafada uga waramaya iska hor imaadkaas.

Halkan ka daawo muuqaalka