Wararkii udanbeeyay ee Shirka Muqdisho

Mursal iyo Mahdi kulamadii shirka ee xalay,ayaa lagu soo daray.

Qodobada laysla dhexmarayo in laysku afgartay,ayaa waxaa ka mid ah.

1.Labo goob doorasho in D.Goboleed walba ay ka dhacdo.

  1. Guddi isku dhaf ah oo doorasho in lawada dhisto.
  2. Tirada dooranaysa Xildhibaanka in laga yareeyo 301.

Laba saac kadib,ayaa la filan karaa in Warmurtiyeed soo baxo.

Jibril Qoobey.