Yay ubadan tahay in Ra’isalwasaaraha loo magacaabo?

Waxaa laga yaabaa in Raisalwasaare loo magacaabo caawa Dr Cabdinuur Shiikh Maxamed.

Cabdinuur waxuu soo noqday Wasiirka Waxbarashada Dowladii uu Ra’isalwasaaraha ka ahaa Farmaajo.

Cabdinuur waxuu beel ahaan kasoo jeedaa Beesha Xawaadle.

Jibril Qoobey.