Mudo xileedka Dowlada Fadaraalka oo la kordhinayo

7-bilood oo mudo kordhin ah,ayuu Madaxweyne Deni aqbalay.

15-ka Qodob ee heshiiska,waxaa lagu badashay 7-bilood oo mudo kordhin ah.

Ra’isalwasaaraha cusub iyo heshiiska isku mar,ayaa la ansixin doonaa.

Mudo xileedka Golayaasha Dowlada waxuu ku ekaan doonaa August 2021.

Jibril Qoobey.