KIISAS CULUS OO KOOXDII JAWHAR LAGUSOO OOGAY

KIISAS CULUS OO KOOXDII JAWHAR LAGUSOO OOGAY

Xeer-ilaalinta dalka ayaa kiisas kusoo oogtay 24-qof oo ka kooban wariyaal ka shaqayn jirayn warbaahinta OMN,kooxdii Jawhar mohamed iyo waliba koox aqoon yahana oo dalka dibadiisa jira.

Arrimaha lagusoo eeday waxaa kamida: –

○ Kiisas Argagixiso la xidhiidha.

○ Kiisas la xidhiidha xatooyasa shirkda isgaadhsiinta Itoobiya

○ iyo Waliba dacwad la xidhiidha iska horkeen shacab oo salka ku haya diin & qowmiyad.


VOSS TV